Ogaysiis
Jaamacadda Burao waxay ugu bushaaraynaysaadhalinyaradda (lab iyo Dhidigba) jecel barashada mihnadaha kala duwan oo tayosare leh iyo helitaanka fursado shaqo, xirfadaas oo kala ah.
- Saxaafada(Journalism)
- Dhaqida Shinida(Beekeeping)
- Farsamada Kumputerka(A+ IT Essentials)
- Farsamada qalabka Electrooniga(Electronics Repair)
- Maamulka Haayadaha(NGO Mannagement)
- Mamulka iyo maaraynta(Business Administration)
Tababaradan oo qayb ka ahmashruuc lagu magacaabo Somaliland Youth livelihood Programe a, SHAQODOON, kaasoo loo doortay Somaliland inay noqoto dalkii labaad ee laga hirgaliyo guudahaan dunida waxaana hirgalisa Hay’adda samafalka caalamiga ah ee lagumagacaabo horumarinta waxbarashada ( EDC) iyadoo dhinaca maalgalintataageerayso Hay’adda USAID, isla markaana waxa fulinaysa University of Burao(UB).
Ujeedada guud ee mashruucaniwaa in fursad loo siiyo barashada xirfadaha shaqo ee sida aadka ah looga baahanyahay suuqa shaqada iyadoo la adeegsanayo farsamada Tenoolajiyada Casriga ah eemobilka si loogu adeegsado fududaynta abuurida dakhliga nololeed.
Sidoo kale waxa u wahelindoona koorso gaar ah oo dhalinyarada dhamaysta tababarada, lagu barayo xirfahaaasaasiga ah ee lagu shaqo tegi karo iyo sidoo kale si loo hubiyo indhallintani ay isticmaali karaan aqoontii la baray waxa laga hawlgalin doonaashaqooyin ay waayo-aragnimo ka helaan, ugu dambayna waxa lagu dadaali doonaa indhallintan lagu meeleeyo shaqooyin
Sidaas darted, waxa laga codsanayaain dhalinta xiisaynaysaa codsiyadooda iyo CV-yada
Geeyaan xarunta JaamacaddaBurao muddada u dhaxaysa 25th June-5th July 2009saacadaha shaqadda
Wixi faahfaahin ah laxidhiidh xafiiska mamulka Jaamacadda Burao Ama boogo www.shaqodoon.org ama www.buraouniversity.com
|