Jaaliyadda Reer Finland waxay dhismaha jaamacadda
Burco ugu deeqeen lacag dhan $1,500. weli may noo
soo gudbin liiska magacyada dadka lacagta qaadhaanka
ku deeqay, marka ay noo soo gudbiyaan dib ayaanu ka
soo gelin doonaa [haddii Alle idmo].
Magaca Qofka
Ballanqaaday
Bixiyey
Qaadhaan ururiskii weli wuu socdaa,Markaa FADLAN
wixii faahfaahin ku saabsan qaadhaanka iyo diiwaankan
kala xidhiidha.